Sugida Amniga Caleemo saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo laga shiray (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Amniga Caasimada Maalinta Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya, kulankan waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Amniga DFS, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska iyo Nabadsugida, Dhamaan Saraakiisha Saldhigyada iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.   Shirkaan ayaa … Continue reading Sugida Amniga Caleemo saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo laga shiray (Sawirro)